Saturday, June 27, 2026

๐–๐€๐‚๐˜๐ˆ๐†๐€๐‹๐ˆ๐ ๐‚๐€๐…๐ˆ๐Œ๐€๐€๐ƒ ๐ŸŽค  ๐–๐€๐— ๐Š๐€ ๐Ž๐†๐Ž๐– ๐‚๐Ž๐‹๐‹๐€๐†๐„๐๐Š๐€.

Collagen waa borotiinka ugu baddan ee jirka 

bini adamka waxa laga hellaa lafaha, maqaaarka, murqaha iyo seedaha.

Collagen ka gacan ku sameyska aha, Dhakhaatirtu baddan waxy u isticmashaa, bogsashada dhaawacyada, sidoo kale waxa loo diyariya in ay kor u qaado quruxda iyo dhalaalka maqaarka.

Collagen waxa uu ka qeyb qaataa, qaabeynta jirka sidoo kale wuxuu ka qayb qaataa isku xirka unugyada jirka, wuxuuna maqaarka siiya xoog iyo dabacsanaaan qurux.

Collagen waxa uu door muhiim ah ka ciyaara qaabeynta xubnaha, soo socda sida maqaarka, seedaha, lafaha, xiididada dhiiga iyo unugyada isku dhafan.


๐Œ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ค๐ž๐ž๐ง๐š ๐ข๐ง ๐ก๐จ๐จ๐ฌ ๐ฎ ๐๐ก๐š๐œ๐๐จ ๐‚๐จ๐ฅ๐ฅ๐š๐ ๐ž๐ง ๐ช๐จ๐Ÿ๐ค๐š ๐›๐ข๐ง๐ข๐š๐๐š๐ฆ๐ค๐š ๐ฆ๐š๐๐š๐ฆ๐š ๐ฅ๐š๐ ๐š ๐ก๐ž๐ฅ๐จ ๐ฆ๐ž๐ž๐ฅ๐จ ๐ฃ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ค๐š ๐ฆ๐ข๐ ๐š๐ก.

๐ŸŸฆQoraxda aadka u baddan, oo jirka ku dhacda. 

๐ŸŸฆIsbadalka hormoon sida inay hooyadu uur yeelato, ama ay joogto wakhtigii dhalmo deyska (menopause).

๐ŸŸฆQofka oo da, noqda oo gabooba.

๐ŸŸฆDheefshiidka qofka iyo qaab cunistiisa oo dhibato ka jirto iyo waliba qofkoo ah mid sigaar cabba.


๐‚๐ฎ๐ง๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐ฅ๐š๐ ๐ ๐š ๐ก๐ž๐ฅ๐ฅ๐จ ๐ฌ๐ข๐๐š ๐๐š๐›๐ข๐ข๐œ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก:


1️⃣Ukunta 

2️⃣Hilibka.xoolaha 

3️⃣Kaarotada

4️⃣Liim macaanta 

5️⃣Hilibka digaaaga.

6️⃣Cinabta 

7️⃣Qudaarta cagaaran sida salarka, barbarooniga , iyo koostada iwm.


๐…๐€๐ƒ๐‹๐‹๐€๐ ๐’๐‡๐‘๐„ ๐ƒ๐‡๐„๐‡ ๐’๐ˆ ๐€๐’๐—๐€๐€๐ ๐๐€๐ƒ๐ƒ๐€๐ ๐”๐†๐€ ๐…๐€๐€,๐ˆ๐ˆ๐ƒ๐„๐˜๐’๐“๐€๐€๐€๐ ๐Œ๐€๐‡๐€๐ƒ๐’๐€๐๐ˆ๐ƒ.



No comments:

Post a Comment

XANUUNKA SALMONELLA OO DHAWAAN FAAFAY IYO 4️⃣QAAB OO LOGA HORTAGI KARO.

 Waxa qortey umuliso Faatima jamaal( BSc Clinical Midwifery). Hay,ada amaanka cafimaad ee dalka UK ayaa shaacisey fafitaanka degdeg ee xanuu...